tijaabo

tijaabo

26-05-2010 12:45
webka wuxuu ku jiraa xiligiisa tijaabada o waxaa lagu hayaa baaritaano aad u faraban marka waxa suuragal ah in waqtiyada qaar uu waxyabo badan kugu so diiido marka waxba ha u arkin oo xili dhaw asiga oo xawaaro adag ku socdo ayaad ka arki doontaa liska webyada aduunka insha allah   waad ku...

dowlada goboleedka hiraanland oo la dhisay

26-05-2010 12:41
  Kulamo wada tashi iyo ra’yi isweydaarsi joogta ah oo muddo lix bilood ah uga socda odayaasha dhanqanka, indheer-garadka, culama’udiinka, siyaasiyiinta iyo ururada bulshada ee kala duwan ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ee ku kala nool qaradaha Yurub, Waqooyiga Ameerika, Kenya iyo gudaha...

asp hit counter
hidden hit counter