sheeko

Part 14 Jahwareer Jaceyl

Raaxo ayaa hadalka ku bilaawday Raaxo: macaanka aad baan kuu jeclahay adiga sidoo kale marka maxaad ka qabta hadii aan is guursano Cabaas: dabcan markii aan awood weyn u lahaa in aan aroos weyn kuu dhigto waad ka madax adegtay balse ogow hee in aanan kuu dhigeeynin aroos aan si fiican ugu wada...

Part 14 Jahwarer Jaceyl

cabaas ayaa dib ugu soo noqday wadanka holland , mudo 13 maalmood ah ka dib ayaa waxaa usoo dhacay telfoon Cabaas:hello waa kuma? Raaxo: woow codkaada oo telfoon ku maqlo mudo dheer ka hor aya igu danbeeysay walaahi , haye sheeko miyaa kaa qasay Cabaas: woow , maya qaali waan iska baashaalayay...

Part 13Jahwareer jaceyl

cabaas ayaa markii uu imaaday elebookra diyaradaha caalamiga ah ee wadanka holland ee magaalada Amsterdam , Schiphol international Airport , ayaa indhiihisa qabtaneen gabar somaliyed misane kala xiran oo aadba moodo in aay raaxo tahay Cabaas ayaa markii aay gabadha sii jeesatoba si fiican u...

Part 12 Jahwareer jaceyl

Cabaas: aabo maanta waxaan rabaa in aan arin kaala hadlo ee maxaad ka qabtaa Aabo Abdi: baabo , wax walbo oo aad rabto waad igala hadli karaa ee ma aroosi rabtaa oo gabar miyaan kuu doonaay Cabaas: aroos warkiisa ma jiro , oo naagta aan aroosi lahaa ayaan rabaa in aan baadi goob u galo marka garab...

part 11 jahwareer jaceyl

Cabaas ayaa aad u daneenayay in uu gacalisadiisa raaxo qudbasireeyso balse markii uu weydiyay ayaa waxaa loogu jawaabay Cabaas: macaanto waxaan rabaa in aan mid kaa codsado , waana mida kaliya ee aan ku xaqiijin karo in aan jaceylkeena Raaxo: macaanka wax kasto oo niyadaada ku jiro waad i weydin...

Part 10 Jahwareer jaceyl

raaxo oo hadalka wadato ayaa ku dhahday   Raaxo: cabaas waan ku jeclahay in aad i dhahdo adiga oo aanan ka rumeynin maxa kugu qasbay oo aad nafsadeyda qiyaanto Cabaas oo hadalkaasi la yaabaya ayaa ku dhahay Cabaas: maxaad ka hadleysa maba ku fahmin e Raax: waxaan so ogaaday in aad safiyo...

Part 9 Jahwareer jaceyl

Najmo iyo safiyo ayeey waqti dheer ku qaadatay ka doodida arimaha Cabaas iyo Raaxo balse ugu danbeyntii Safiyo ayaa ongolaatay in aay Cabaas wacdo oo aay u sheekeeyso sababtoo ah Safiyo iyo Raaxo waxaa jira dagaal horay u dhax maray safiyo oo hadleeyso ayaa dhahday   Safiyo : Raaxo aniga iyo...

Part 8 jahwareer jaceyl

Raaxo oo ku faraxsan aay dib u maqasho gacaliyaheeda codkiisa ayaa dhahday Raaxo: macaanka aad baan u faraxsanahay in aad codkaada dib u maqlo Cabaas: dabcan anigane sido kale ee ma guursatahay hee mudo ayaan kala maqneyn e Raaxo: hadii aan guursanayo xitaa waxaa lama huraan ah in aad xafladeeyda...

Part 7 jahwareer jaceyl

Najmo oo fursada qaaliga ka faaideeysaneeysay ayaa ku dhahday , is daji oo iska iloow cabaas oo rag ayaa ka badan hadii aad swedan tagtane hali doonto mid nolosha wax ka yaqaan oo waliba daacad ah Raaxo ma fahmin sababta aay juhdigaan o dhan ugu bixineeyso oo aay sidaan oo dhan ugu...

Party 6 jahwareeer jaceyl

raaxo ayaa muraga iyo fikirka aay ku jirtay dadka oo dhan ka dareemen oo isheeda ayaa god dheer gashay raaxo waxaa qabsatay LABO DARAN MID DOORO úgu danbeyntii waxeey goaanstay in aay cabaas u sheegto oo hadalka mug mugdiga ka saarto cabaas ayaa markii uu telfoonka qabtay ku bilaaway Cabaas:...
1 | 2 | 3 >>

asp hit counter
hidden hit counter