halkaan waxaad ka ogaan doontaa macluumaadkeena dhan

 

websitekaan wuxuu ka farcamay wesiteka weyn ee WWW.YARMOOG.COM oo xarumo badan ku leh sida UK Netherland Dermark Swedan Somlie Saudi arabie Yemen iyo meelo kalaba

dabcan websitekaan wuxuu qaabilsan yahay in lagu soo bandhigi hadba sheekooyinka musal musalka ah ee ka socda weybsiteka yarmoog

webkaan waxaa ka musuul ah INJ Mohamed Abdi Aden ahne masuulka labaad ee websiteka Yarmoog.com dabcan wixii macluumaad dheeri ah waxaad inoogu so hagaajin kartaa

websitekaan waxaa ma mamnuuc ah in looga hadlo arimaha siyaasada iyo wixii la midka ahba wa

saalim888@hotmail.com ama basro@basro.com

waxa aad inaga filan doontaan

waqti dhaw waxaan ku soo dari doonaa qeybta heesa dabcan sidoo kale quraanka kariimka sportiga iyo layaabka aduunka

webka waxaa ku socoto shaqo aad u weyn balse wixii ra'iyaagaada ah waad no soo diri karta anaga oo qofkasto tix galin doono insha allah


asp hit counter
hidden hit counter