sheeko

waa qisadii murugada iyo xanunka badnee ee la magac baxday WALIGEEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

  qeybti 7aad   kaftan iyo sheeko dheer ka dib waxaa la soo gaaray xiligii hadalka nuxurkisa la guda gali lahaa waxaana hadalka furay CABDULLAHI BLACK asiga oo leh   Cabdullahi:walaashis waxaan rajeynayaa in aad maanta wax i sheegi rabto marka waxaan jeclaan lahaa in aad hadalka...

waa qisadii muragada iyo xanuunka badneyd ee aad wada sugeeysen waa WALIGEEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

  qeybta 6aad   Samaantha markii aay ka soo noqotay sagootiskii gacaliyaheeda ayeey waxeey sheeko gaaban dhax martay maryama   Maryama: yarta maanta gacaliyahaada waad kala xiiso bogteen Ayaan filayaa   Samaantha: haa maanta waan soo kala xiiso bognay balse hadii uu barito...

Waa qisadii muraga iyo xanuunka badneyd oo aad wada sugeyseen waa qisadii la magac baxday WALIGEEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

QEYBTA 5AAD samaantha oo laga dareemi kari xiiso iyo farxad ayaa ku dhahaday gacaliyaheeda   samaantha: gacaliye maxaa dhacay he xalay o dhan ma adan iso wicin telfonkaadane markii aan isku dayay in aan so waco waa u iso bixi wayay   saalim: macaanto salaan xita ma jirto miyaa maanta...

Waa qisadii muraga iyo xanuunka badneyd oo aad wada sugeyseen waa WALIGEY ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN

  Qeybta 4   Saalim oo sheekada sii wado ayaa ku dhahay gacalisadiisa   Gacaliso waxaa jirto arin cusub oo anigaba maanta leeyn soo ogaaday taasi oo ah Waalidki I dhalay ayaa waxeey goaan ku gaareen in aan wadanka sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxo ilaa iyo hada sababta ka...

Waa qisadii muraga iyo xanuunka badneyd oo aad wada sugeyseen waa WALIGEY ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN

  Qeybta 3    Kaftan dheer iyo qosol badan ka dib waxaa la gaaray xiligii salaada maqrib Saalim sidii uu ku soo aaday xaafadisa waxaa lagu balamay in xariirka labada qofba wada adkeeyaan oo wixii mugdi mugdi ah oo soo dhax gala in aay si dagan u wada xaliyaan Markii maryan iyo...

waa qisadii murugada iyo xanuunka badneyd oo aad wada sugeeyseen waa WALIGEY ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN

  qeybtii 2aad   Sidii aay balanta aheydba markii uu saalim ka so baxay salaada cishaha  wuxuu durbadiiba so abaaray qolki fadhiga wuxuna bilaaway in uu garaaco talefankii samaatha   Telfonka waxaa qabatay maryama o ah samaantha walaasheda waaxeyna markiba u yeertay...

Waa qisadii xanuunka iyo maragada badneeyd ee………waa tuma? waa tii? waa tee? Waa WALIGEY ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN

  Qebta 1   Waa qisadii xanuunka iyo maragada badneeyd ee………waa tuma? waa tii? waa tee? Waa WALIGEY ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN Waa maalinimo sabti ah saacadana cagageeyneeyso 9.00 subax nimo waxa lagu  jiraa xisadii  kimistriga oo uu dhigayay al ustaad CUABDULLAHI...
<< 1 | 2 | 3

asp hit counter
hidden hit counter