sheeko

Part 5

Raaxo ayaa isku dayday in aay kor iyo hooy wixii jiro ka dhaa dhacsiiyo , ugu danbeytiine waa u suuragashay balse cabaas oo dareensiinaya in uu gacalisadiisa ka qancay mise u digaya ayaa ku dhahay cabaas: macaanto , waan kaa qancay , balse hadii aad wax iga qarsato ogoow waa wax adiga ku...

Part 4

raaxo ayaa soo markii aay soo wacday gacaliyaheeda waxaa dhax martay sheekadaan xiisaha leh Raaxo: macaanka see i tahay , kana raali noqo in aan xalay kula hadli wayay oo telfoonka aabo baa sugayay cabaas: hadii aadba i dhahday macaanka , wixii aan niyada kuugu hayay oo xumaan ahaa waanba iska...

Part 3 Jahwareer jaceyl

Najma ayaa xili maqrib ah oo jawiga dagan yahay isku so aadisay oo soo aaday xaafadii raaxo Najmo ayaa marki aay qolka fadhiga oo gashay indha ku dhifatay raaxo oo talefoon meel luuq ah kula jirto oo buuqa dadka ka ganbaneeysa najmo: yarta yaad la hadleysa waan kuujeeda sheeko macaan ayaa ku socoto...

Part 2 jahwareer jaceyl

ugu danbeeynti raaxo codsigii cabaas waa aay aqbashay oo lagu hishiyay in aay xiriirka wada adkeeyaan oo qof walbo ka run sheego cabaas iyo raaxo waxeey wada kulmi jireen xiliga anfurka ka dib o qof waliba aay banaanka joogto,, cabaas iyo raaxo maalintii ciida waxaa lagu hishiyay in loo daawasho...

Part 1Jahwareer jaceyl

waa habeenimo jimco so galeeyso waana xili ramdaan ah dadka oo dhan inta aay so wada anfureen ayeey qof walba banaanka u so doonatay hawo macaan leer iyo in aay asxaabteeda bal la sheekkeysato cabdifataax shaataa iyo cabaas , waxeey ku wada hishiiyeen in aay aadaan dhanka hotel ramdaan,...

WELIGEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

    Qeybtii 12aad   Saalim ayaa markii uu telfoonkii isa saaray isku dayay bal in uu seexdo balse , dhankiisa hurdadii ayaa u ganbisay , oo wuxuu xusuus dheer u galay taareekhdii aay soo wada mareen asiga iyo samaantha iyo waliba jawiyadii macaanaa ee aay isku qaabili jireen xiliyada...

waa qisadii murugada iyo xanunka badnee ee la magac baxday WALIGEEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

qeybta 11aad   Samaantha ayaa habeenkii markii aay sariirta tagtay is weeydisay suaalo aad u farabadan o ka mid ahaayeen,,, saalim wuxuu horay i dhahay   Waxkasto oo aad horay uso sameeysay ha wanaagsanaadan ama ha xumadaan i sheeg maanta malaga yaabo in aan qalad ku fahmo? Balse ogoow...

waa qisadii murugada iyo xanunka badnee ee la magac baxday WALIGEEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

     qeybta 10aad Samaantha ayaa markii aay timid xaafada ruqiyo loo sheegay in aay film ku fiirsanooyso qolka fadhiga Samaantha ayaa durbaba horay usii gashay guriga ayada o ku hadaaqday   Samaantha:adiga film Hindi ah baad raaxo ku fiirsaneeysa inta aad god weyn i quday ,...

waa qisadii murugada iyo xanunka badnee ee la magac baxday WALIGEEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

    Qeybta 9aad   Saalim markii uu furay inboxkii samaantha ayaa waxu arkay warqada is daba yaal oo uu soo diray saaxibkiis cabdullahi black   Saalim isla markiiba wuxuu aqriyay warqadihii warqad ka mid ah   Warqad oo u uqorneyd sida tan :-   Macaanto aniga aadbaan...

waa qisadii murugada iyo xanunka badnee ee la magac baxday WALIGEEY ISMAAN ORAN WADNAHEY KU ISTAAJIN

     qeybta 8aad samaantha oo hadalka wadato misane diidan in aay basawerkeeda bixiso ayaa ku dhahday   samaantha: macaanka hadii aan ku siiyo passwerka waxaan ka qaadee madax xanuun marka waxaa roon in aad iska daayso inta aad ku walan laheyd   markii aay intaas dhahday...
<< 1 | 2 | 3 >>

qeybta doodaha

Datum: 23-01-2022

Door: nem5774937tetcher

Onderwerp: tup5774937tjtyjy

mns5774937ngkyt Zjj1mNR ZaT8 flOcVrA

Datum: 26-05-2021

Door: num1758072krya

Onderwerp: typ1758072uytjthyegt

mps1758072utr slpZWMa XiZA w6janrt

Datum: 02-01-2021

Door: nam444081tetcher

Onderwerp: tip444081rtuyjyh

mps444081ngkyt DGqhHu5 LkWs 76kY5sZ

Datum: 22-08-2010

Door: Abokar

Onderwerp: Cajiib

Asc sxb waxaan kugu hanbalyeenaya sida aad iskugu xilqaantay sameenta boggaan quruxda bdan inkastoo ay howshiisa welii dhimantahay.
Sidoo kale hal mid ayaan kugu biirinayaa waxaad dhahday waxan kuso darayaa heeso iyo Qur'aan sxb labadaas meel islama galaan ee ilaah ka baq iska daa midkood sooo qaado. waan ku salamyaa wblhi towfiiq.

Datum: 19-06-2010

Door: nasir

Onderwerp: woow

sxb waa shidan yahay webstie balse waxyaabo badan baa loo baahan yahay in lagu soo daro ee wax badan ku soo dar

aad baan kuugu hanbalyeeynaya dadaalka aad sameeysay

Nieuw bericht


asp hit counter
hidden hit counter